Ciidamada Ammaanka oo gacanta ku dhigay gacan ku dhiigle Cabduqaadir Cali Muuse

Wararka ka imaanaya degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay halkaasi uu ka dhacay dil loo geestay nin kamid ahaa dadka deegaanka, waxaana dilkaasi kadib howlgal degdeg ah sameeyay ciidamada ammaanka ee Galmudug. Nin hubeesan oo lagu magacaabo Cabduqaadir Cali Muuse ayaa xalay xaafada Waabari ee degmada Caabudwaaq ku dilay  Nin lagu Magacaabi … Continue reading Ciidamada Ammaanka oo gacanta ku dhigay gacan ku dhiigle Cabduqaadir Cali Muuse